Soomaaliland iyo Korneyl Caare oo heshiis wada gaarey
Mogadisho –January 02, 2020—-Korneyl Siciid Jaamac Caare oo hoggaaminayey Jabhad dagaal kula jirta Soomalailand ayaa ogolaaday heshiis uu...
Madasha Xisbiyadda Qaran oo eedeyn u jeediyay NISA
Mogadisho –January 02, 2020—-War kasoo baxay Madasha xisbiyada qaran ayaa looga hadlay war kasoo baxay dhawaan Hay,adda NISA...
Sawiro:-Raysulwasaare Kheyre oo soo afmeeray Rabitaankii Odayaasha Dhaqanka .
Dhuusemareeb –January 1, 2020Kadib kulan galinkii dambe ee maanta ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka Ceyr , Wasiirka Arimaha Guddaha...
SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xirey Ciidamo
Mogadisho –January 1, 2020Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka...
RW Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlusunna oo qodobo ku heshiiyey
Mogadisho –January 1, 2020Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...
Wasiir Sabriye oo kulan deg deg ah isugu yeeray Odayaasha Dhaqanka Galmudug
Mogadisho –January 1, 2020Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Wasiirka Wasaardda...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey
Mogadisho –January 1, 2020Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo...
DFS oo faragelisey mooshin ka dhan ahaa Madaxweyne Waare
Mogadisho –January 1, 2020In ka badan 40 ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa horey u gudbiyey mooshin ka dhan...
Mareykanka oo ciidamo u diraya Ciraaq
Mogadisho –January 1, 2020—Mareykanka ayaa sheegay in ay ciidamo dheeri ah u dirayaan Bariga Dhexe, ka dib markii...
Wasaaradda Kalluumeysiga oo beenisay hadalkii Wasiir Maareeye
Mogadisho –January 1, 2020–Wasaaradda kallumeysiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay...