Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Somalia oo markii ugu horeysay yeelaneysa Sharci muhiim ah

Mogadisho  –January 05, 2020—Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista rayidka,kaas...
Bashiir BarreJan 5, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xaaf oo si adag u eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya

Mogadisho  –January 04, 2020—Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle  Geelle Xaaf oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda oo amartay in la xayiro Akoonada Maamulka Galmudug

Mogadisho  –January 04, 2020—Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Jubbaland oo ka warbixisay Xaaladda degaanadii laga saaray Al-Shabaab

Mogadisho  –January 04, 2020—Taliyaha guud ee ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa faahfaahin ka bixiyay...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif oo Fashil ku eedeeyay Madaxda tallada heysa

Mogadisho  –January 04, 2020—Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada London ee UK ayaa...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Aqalka Sare oo Guddi u saaray Sharciga doorashooyinka

Mogadisho  –January 04, 2020—Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Magacaabay Guddi ku saabsan ka shaqeyn Sharciga doorashooyinka...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay Suuq ku burburay dagaalladii dalka ka dhacay

Mogadisho  –January 04, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Hoos u dhac ku yimid wax soo saarka beeraha

Mogadisho  –January 04, 2020—Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, mudane cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay Liiska Xildhibaanada Galmudug oo lagu dhawaaqayo

Mogadisho  –January 04, 2020—Liiska Xildhibaanada 69ka ah  ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo ka dib markii ay soo...
Bashiir BarreJan 4, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Kenya oo War kasoo saartay weerarkii Gaariga

Mogadisho  –January 03, 2020—Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa waxaa mas’uuliyiin u hadashay ay sheegeen...
Bashiir BarreJan 3, 2020
Read More
18941895189618971898