Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq
Mogadisho –January 06, 2020—Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi...
SAWIRO:-Madaxweyne Waare oo gaarey Buulo Burde kana bilaabey kulamo
Mogadisho –January 05, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay...
SAWIRO:-Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada
Mogadisho –January 05, 2020—Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay...
Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabey degmada Cabdul Casiis
Mogadisho –January 05, 2020—Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye Cusub...
-Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab
Mogadisho –January 05, 2020—Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada...
Kenya oo ka hadashay weerarka lagu qaaday Saldhiga lamu
Mogadisho –January 05, 2020—Dagaalyahannada ururka Al-Shabaab ayaa weerrar ku ekeeyay saldhig ay leeyihiin ciidammada badda oo ku yaal...
Akhriso:-Ujeedka Puntland u tagayo Axmed Madoobe
Mogadisho –January 05, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in Maalinta berito ah uu...
SAWIRO:-Maxkamadeynta Siyaasiyiin dhaliilay Madaxda Puntland oo socota
Mogadisho –January 05, 2020—Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa haatan ka socota Maxkamadeynta...
Ciidamada dowladda oo la wareegay tuulooyin dhowr ah
Mogadisho –January 05, 2020—Howlgal ay siwadajir ah uga sameeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed deegaano ka...
Xubnaha ka harey Baarlamaanka Galmudug oo la shaacinayo
Mogadisho –January 05, 2020—Guddiga farsamadaha iyo dhismaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad...