Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano
Mogadisho –January 18, 2020—nta la xaqiijiyay 8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa la dhigay isbitaalka magaalada...
Shir Boosaaso uga furmay Puntland iyo Jubbaland
Mogadisho –January 18, 2020—Shirka Iskaashiga Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa ka furmey Madaxtooyada Boosaaso. Madaxweynayaasha maamulada...
Madaxweyne Deni” Dad Xamar joogga ayaa Farriimo u soo diraya Odayaasha Boosaaso”
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ku sugan...
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray dowladda dhexe
Mogadisho –January 18, 2020—Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari...
Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug
Mogadisho –January 18, 2020—Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wafdi ka socda QM
Mogadisho –January 16, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku...
SAWIRO:-Madaxweynaha Somaliland oo la kulmey Safiirka Britain ee Somalia
Mogadisho –January 16, 2020—Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u...
Sawiro:-Taabit Cabdi oo Muqdisho ka furay Xarunta Dhexe Xisbiga Awoodda Shacabka
Mogadisho –January 16, 2020—Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna ay...
Puntland oo ka shirtey la-dagaalanka Ayaxa
Mogadisho –January 16, 2020—Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogagaminayo ayaa Maanta waxaa ay...
SAWIRO:-Axmed Madoobe oo gaarey Boosaaso lana shiraya Deni
Mogadisho –January 16, 2020—Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogagaminayo ayaa Maanta waxaa ay...