Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Wasiir Beyle oo la kulmey Wafdi ka socda Hay’ada WFP

Mogadisho  –January 223-2020—Magaalada muqdisho waxaa Manta kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdieaxmaan Ducaale Beyle...
Bashiir BarreJan 23, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

RW Kheyre oo qaabilay Tibor P. Nagy

Mogadisho  –January 22 -2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheye ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Farmaajo oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka

Mogadisho  –January 22 -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany

Mogadisho  –January 22 -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxtooyadda Somalia oo iska fogeysay hadalkii C/raxmaan Guulwade

Mogadisho  –January 22 -2020—War-Saxaafadeed kasoo baxey Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la isaga fogeeyey hadal uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdi...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Hay’ado Caalami ah oo balan qaad u sameeyey Soomaaliya

Mogadisho  –January 22 -2020—Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS, Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey

Mogadisho  –January 22 -2020—Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Baadi-goob loogu jiro Ganacsade Soomaali ah oo lagu Afduubtey Koonfur Afrika

Mogadisho  –January 22 -2020—Rag hubeysan oo watay Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa ay Nin Ganasade Soomaali ah...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Midowga Yurub?

Mogadisho  –January 22 -2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa kulan...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Dad lagu qabqabtey howlgal laga sameeyey Gaalkacyo

Mogadisho  –January 22 -2020—Hawlgaladan ayaa ah Kuwo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Gaalkacyo qaybta uu ka arimiyo Maamul goboleedka...
Bashiir BarreJan 22, 2020
Read More
18811882188318841885