Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinaya Shir Madaxeedka Afrika
Mogadisho –February 10, -2020—Gelinka dambe ee Maanta oo Isniin ah ayaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo Meertada...
Colaad ka jirtey deegaano ka tirsan G/Hiiraan oo la soo afjarey
TMogadisho –February 10, -2020—aliska qeybta 21aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku guuleytay inay soo afjaraan colaad...
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo ka wada Addis Ababa
Mogadisho –February 10, -2020—Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway...
SAWIRO: Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Biixi oo gaaray Itoobiya
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey oo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey...
C/raxmaan Cabdi Shakuur oo la kulmey Wakiilka QM
Mogadisho –February 09, -2020—Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ahna hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu Maanta kula kulmey...
SAWIRO: Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Canada oo kulan yeeshay
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada...
C/Rashiid Janan oo ka hadlay xaalka Gedo & Eedeyn loo jeediyey
Mogadisho –February 09, -2020—Wasiirka Amniga Jubbland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) oo maalmahaan ku sugan duleedka degmada...
Kenya oo War kasoo saartey Arrinta Janan & dalabkii Dowladda
Mogadisho –February 09, -2020—Dowladda Kenya ayaa jawaab waxaa ay ka bixisey dalabkii uga yimid dowladda Federaalka iyo Hay’adda...
Jubbaland oo Farriin u dirtey Beesha Caalamka
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan duleedka degmada...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Afrika
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka Madaxda...