Shir looga hadlayo hannaanka Maaliyadda dalka oo ka furmay Muqdisho
Mogadisho –February 17, -2020—Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta kaasoo...
Kulamo iska soo horjeeda oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho –February 17, -2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa 24-kii Saac ee la soo dhaafay kulamo iska...
Ciidamada Suuriya oo si buuxda ula wareegay Magaalada Xalab
Mogadisho –February 17, -2020—Ciidamada Dawlada Suuriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Xalab oo ka mid ah deegaanadii...
Ciidanka Kenya oo xirey Nin ka digey Weeraro dhici kara
Mogadisho –February 17, -2020—Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa waxaa ay Xabsiga dhigeen Nin dhawaan Bartiisa Facebook ku soo...
Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda
Mogadisho –February 17, -2020—Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata sidoo...
Dowladda oo sheegtay in la diyaariyey Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
Mogadisho –February 17, -2020—Horinta 2aad Ururka 4aad Guutada Kumaandooska Gor-gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar kusoo qaatay...
Madaxda ugu sareysa Dowladda oo tagaya Gobolka Gedo
Mogadisho –February 16, -2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in maalmaha soo socdo la...
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Ciidamo amarna siiyey
Mogadisho –February 16, -2020—Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye(Qoor Qoor) iyo Xubno la socda ayaa maanta booqdey xarumaha...
SAWIRO:- Ciidamo fuliyey Amar kasoo baxay Duqa Muqdisho
Mogadisho –February 16, -2020—Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii uu dhawaan soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Aadan Barre oo Hay’adda Guddiga Macalimiinta Kenya ku eedeeyay Takoor iyo awood sheegasho.
Mogadisho –February 16, -2020—Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay Macalimiin howlgab ah oo gaarayay...