RW Kheyre:- “Waxaa illaa amar dambe xirnaan doona Duulimaadyada iyo Goobaha waxbarashada dalka”.
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo caawa...
SAWIRO: Wararkii ugu dambeeyay Rasaastii lagu furay Guriga Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Madasha Xisbiyadda Qaran ee dalka ayaa War kasoo saaray rasaas...
Wadahadal sadax geesood ah oo Nairobi uga furmay Axmed Madoobe, Seeraar iyo Xiddig
Nairobi | QOL | April 1, 2020 – Waxaa Magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ka furmay wadahadalo u...
Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqey Baroor-Diiq Qaran
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay...
Dowladda oo lacag ka dalbatey Bangiga Adduunka
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo Maanta...
Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed.
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada...
Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Baroor-diiq Qaran oo lagu maamuusayo Raiisul Wasaare Nuur Cadde
Muqdisho | QOL | Abriil 01, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga...
RW Kheyre oo ka hadley geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)...
Maxkamadeynta askar dil ka geysatay Dhuusamareeb oo bilaabatay
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa...
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka K/Galbeed oo bilaabatey
Muqdisho | QOL | Arbaco- April 1, 2020 —Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Goordhow ka bilaabatey...