Saraakiil Shiine ah oo sheegay in dadkooda lagu faquuqay Cudurka Covid
Arbaco: January 11 2023 Dalka Shiinaha ayaa joojiyey soo saaarista fiisooyinka waqtiga gaaban ee la siinayey dadka ka...
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Deni oo xalay u dabaal-degeya sannadkiisii oo Xasan Shiikh ku eedeeyey in ay dalka ku celinayso xillii Kacaanka
Arbaco: January 11 2023 Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Cabdullaahi Deni oo caawa u dabaal-degeya sannadkiisii u danbeeyey ayaa...
Ninka looga shakisan yahay dilka Shinzo Abe Raisal wasaarihii hore ee Japan oo maxkamad loo qaban qaabinayo
Arbaco: January 11 2023 Mas’uuliyiinta Japan ayaa xukumay in ninkii lagu eedeeyey dilka ra’iisul wasaarihii hore ee Japan...
Gabar uu dhalay madaxweyne hore oo Iran ah oo la xukumay
Arbaco: January 11 2023 Faezeh Hashemi, oo 60 jir ah u dooda Xuquuqda Dumarka horena u aheyd xildhibaan...
Ciidamada Badda Mareykanka oo gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori kana yimid Iran una socday Xuutiyiinta Yemen
Arbaco: January 11 2023 Ciidamada Badda Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori oo...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Ciidamada Nabad-sugida ay 15 Al-Shabaab ah ku dileen howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe.
Isniin: Jannaayo 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad-sugida...
Ciidamada Booliska oo Muqdisho kusoo Bandhigay Laba Gacan Ku Dhiigle oo Mantay laba Qof oo Shacab ah
Isniin: Jannaayo 2023 Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay ku...
Al-Shabaab Buq-Aqable oo ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa
Isniin: Jannaayo 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare iyo...
Boqortooyada Sacuudiga oo wada fasaxay Xujeyda Caalamlamka Sanadkaan 2023
Isniin: Jannaayo 2023 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii ku dhawaaqday, in xajka sannadkaan uu noqon doono sida kuwi...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo dalka Masar kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynihii hore ee dalka, Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan.
Talaado: Jannaayo 2023 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan booqasho rasmi ah ku...