Madaxweyne Farmaajo oo Amar siiyey Guddiga ka hortaga COVID19
Mogadisho | QOL | May 07–2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay...
QM & Midowga Afrika oo ka qeyb qaadanaya baaritaanka Diyaaradii burburtay
Mogadisho | QOL | May 06 2020–War kasoo baxay Kuxigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Galmudug oo bilaawday qiimeynta khasaaraha ka dhashay daadadkii Bacaadweyne
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Guddigii uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariya ayaa gaaray Deegaanka...
DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah eeSoomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka...
Sheekh Shariif & Safiirka Ingiriiska oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha madasha Xisbiyada Qaran Sheekh...
Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu geeriyoodey Yemen
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Muwaadin Soomaali oo COVID 19 ugu geeriyooday Caasimadda dalka Yemen ee Sanca...
Afhayeen loo Magacaabey Booliska Soomaaliya
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa Afhayeenka Ciidanka Booliska u magacaabay Dhame Sadiiq...
Dr. Fuje”’ha noqon dilaaga dahsoon”
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) oo ah Lataliye Sare ee Wasaaradda Caafimaadka...
Kiisaskii ugu badnaa Corona virus ee Jubbaland oo maanta la diwaangaliyay
Mogadisho | QOL | May 06 2020–Guddiga ka hor tagga xanuunka COVID-19 ee Jubbaland ayaa xaqiijiyay in Jubbaland...
Saameyn intee la’eg ayuu ku yeeshay Covid 19 ganacsiga Soomaalida Nederlands.?
Talaado, May 5, 2020 [Qaranimo Online] Inkastoo dhowrkii sanno ee u dambeeyey ganacsiga Soomaalidu ay ku leedahay dalka...