Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Mogadisho | QOL | May 28 2020–Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir...
Xaliimo Yarey oo ka qeybgashay kulan looga hadlayay saameynta COVID-19 ee doorashooyinka
Mogadisho | QOL | May 28 2020–Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaciil Ibraahim ayaa ka qaybgashay...
Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amniga degmada Gaalkacyo
Mogadisho | QOL | May 28 2020–Magaalada Gaalkacyo waxaa maantay kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi...
Xildhibaano sheegay in Waare uu ka diiday la xisaabtan
Mogadisho | QOL | May 27 2020–Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-Shabelle oo Maanta Warbaahinta kula hadlay...
Soomaaliland oo Maanta diiwaangelisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | May 27 2020–Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka...
Xildhibaano sheegay in Xukuumadda Afduubatay Baarlamaanka
Mogadisho | QOL | May 27 2020–Ta iyo markii Xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ay sheegeen in...
Guddoomiye Najax” Maleeshiyaad ka yimid Muqdisho ayaa weerar ka geystay Sh/Hoose”
Mogadisho | QOL | May 27 2020–Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali ( Najax) ayaa si kulul...
Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah uga baxaya Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | May 27 2020–Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa lagu wadaa in...
Dowladda Gaasiro ee hadda Jirta Waa Ka Liidata Dowladii Qabyo ee Ka Horeysey
Md Farmaajo wuxuu dowladii ka horeysey ka dhaxlay balankabax qabasho doorasho qof iyo cod ah, taas oo bedelkeedana...
Sheekh Shariif “Waxaan ka digeynaa isku day walba oo dib loogu dhigayo doorashada qaranka”
Mogadisho | QOL | May 26 2020–Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ka digay isku day walba...