Munaasabadda Daah Furka Go’aamadii Shirka dhab u Heshiisiinta DFS Iyo Somaliland
Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah...
Guddiga qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeer ku tagay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho
Guddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho oo...
Aqoonyahanno ka hadlay saameynta Covid 19 ku yeeshay nolosha mushtamaca Soomaalida Nederlands
Axad, 15 June [Qaranimo Online] Xubno ka kala socda qaybaha bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Nederlands, ayaa...
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA JABUUTI
Jabuuti, Juun 14, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay...
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir
Muqdisho | QOL | 14ka Juun, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi...
Mawqifka Dowladda Federaalka ee ku Saabsan Doorashiiyinkii Dowlad Goboleedka Jubaland
Muqdisho | QOL | June 14, 2020 – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii Golaha...
URUR SIYAASADEEDKA RUN IYO CADAALAD (RUNCAD) OO XAFIIS KA FURTAY MAGAALADA BAARGAAL
Baargaal | June 14, 2020 – Xafiiska rasmiga ah ee urur siyaasadeedka Run iyo Cadaalad Ku yeelanaayo Degmada...
Askari lagu toogtay Banaanbaxyadda ka socda Mareykanka
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Askari ka tirsan booliska magaalada Las Vegas ayaa ka mid ahaa laba...
AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada ka socda Mareykanka
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Ugu yaraan 5,600 oo qof ayaa lagu qabtay magaalooyin ku yaal dalka...
Muwaadiniin u dhashay Hindiya oo ku sugan Somaliland oo laga helay Covid 19
Mogadisho | QOL | June 02, 2020–Soomaaliland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka...