Darwalkii Labaad Masuul Ka Tirsan Dowlada Gaari Uwaday oo Markale u goostay Alshabaab
Talaado: Jannaayo 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in darawalka mid kamid ah golaha wasiirada...
Dowladda Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed
Talaado: Jannaayo 2023 Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti ayaa heshiis horudhac la galay koox qaabilsan teknooloojiyadda hawada sare oo ka...
Wasiir Israa’iili ah oo amar ku bixiyay in calanka Falastiin laga dejiyo goobaha dadweynaha
Talaado: Jannaayo 2023 Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray booliiska...
Booliska Brazil oo dib ula wareegay dhismaha baarlamaanka kadib Banaanbaxyo ka dhacay Dalkaas
Talaado: Jannaayo 2023 Madaxweynaha Brazil Luis Inacio Lula da Silva, ayaa aqalka koonagreeska iyo dhismayaasha kale ee dowladda...
Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay inay ka heshay Ceel shidaal deegaanka Salaxley ee ka tirsan gobolka Maroodi jeex
Talaado: Jannaayo 2023 Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa xaqiijisay in shidaal laga helay deegaanka Salaxley...
Madaxweyne ku xigeenka Kenya: “Ceeb ayaan dareemay markii aan dawarsaday cunto”
Talaado: Jannaayo 2023 Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua ayaa sheegay in uu ceeb dareemay markii uu dawarsaday...
Puntland oo ku dhawaaqday inay u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan
Talaado: Jannaayo 2023 Puntland oo War-saxaafadeed ka soo saartay khilaafka kala dhexeeya Dowaldda Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegtay...
Marin biyoodka Suez Canal oo dib u furmay kadib markii uu go’doomiyay markab
Talaado: Jannaayo 2023 Howlaha marinbiyoodka ugu mashquulka badan caalamka ee Suez Canal ayaa si caadi ah kusoo laabtay...
Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre caasimadda Qaahira kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Mustafa Madbuuli,
Talaado: Jannaayo 2023 Ra’iisal Wasaaraha Dawlad Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maalmihii u danbeeyey safar shaqo...
Sahra Baay “Dalku wuxuu ku xiran yahay heerka waxbarashadda ee dhalinyaradeena”
Talaado, 10 Janaayo [QARANIMO ONLINE] Sahra Maxamed Cabdi [Sahra Baay] oo ka mid ah haweenka gobolka Banaadir, ayaa...