Kiisaska Coronavirus ee dalka Pakistan oo korortay
Mogadisho | QOL | June 29. 2020–Warka soo baxay Dalka Pakistan Maanta oo Isniin ah ayaa lagu sheegay...
Koonfur Galbeed oo Wafdi u dirtay xiisada ka taagan Walanweyn & kulamo bilaawday
Mogadisho | QOL | June 29. 2020-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisinta gobeleedka Koonfur...
Shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo ku dhow in uu baaqdo
Mogadisho | QOL | June 29. 2020–Go’aanka ay xildhibaannada Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen matalaada Gobolka Banaadir ee...
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wada degaanka Dhabad
Mogadisho | QOL | June 29. 2020–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor-Qoor) oo xalay ku hoyday...
Guddoomiye Xaliimo yareey oo u jawaabtay Madasha Xisbiyada
Mogadisho | QOL | June 29. 2020–Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan e Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) ayaa...
Xisbiga Dadka oo jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Xaliimo Yarey (Akhriso)
WAR-SAXAAFADEED Xisbiga Dadka Soomaaliyeed wuxuu taageerayaashiisa u soo gudbinayaa mowqifka uu xisbigu ka taagan yahay doorashada aan qabsoomeyn...
Waa kuma Maskaxdii ka dambeysay in la helo metelaada G/Banaadir ee Aqalka Sare?
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay shalay in gobolka Benaadir uu...
MD Xasan Sheekh ‘Hadaljeedin ku Aaaddan Arrimihii Golaha Shacabka ka dhacay 27.6.2020’
بسم الله، الحمد لله والصلاة والسلام على رسوللهالسّلام عليكم ورحمة الله وبركاتهxc Horudhac Waxaan marka hore hambalyo u...
Cumar Filish oo u jawaabay xildhibaanno ka horyimid go’aankii metalaada G/Banaadir
Muqdisho |Axad, 28 June | [Qaranimo Online] – Xildhibaanno ka tirsan BF Soomaaliya, ayaa ka soo horjeestay go’aankii...
Bannaabax lagaga soo horjeedo dilka gabar Soomaali ah oo harqiyey magaalooyinka UK [Sawirro]
London | Axad, 28 Juun | [Qaranimo Online] – Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay Magaalooyinka waaweyn ee...