Wallee midka wax khayaanay waa MD Farmaajo’e ma aha RW Kheeyre!
Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa...
Wasiir Khadiijo oo eedeyn u jeedisay Wasaaradda Maaliyadda
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku eedeysay Wasiir Beyle in...
Qaramada Midoobey oo ka digtay in dunida ay wajahdo Musiibo
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in dunidu wajaheyso “musiibo jiil”...
Diyaarad leeyihiin Ciidanka Kenya oo ku burburtay Dhoobley
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wararka naga soo gaaray degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidanka Kenya ay...
Wasiir Beyle oo Shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Afgooye
Mogadisho | QOL | August-04-2020-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacagtii loogu tala...
Muwaadiniin ka cabanaya Hay’adda socdaalka & jinsiyadaha Soomaaliya
Kaddib markii qoraal ay soo saartay hay’adda socdaalka & jinsiyadaha Soomaaliya lagu sheegay in ay billaabanayaan maanta oo...
Tanzania oo ka mamnuucday hawadeeda Kenya
War ka soo baxday Waaxda socdaalka dalka Tanzania, ayaa lagu sheegay in laga billaabo 1-da bisha Ogoosto laga...
Madaxweyne Deni oo safar deg deg ah ku tegaya Galdogob
Mogadisho | QOL | August-03-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa waxaa lagu wadaa in todobaadkaan Gudihiisa uu...
Golaha Shacabka oo muddo kordhin u sameynaya Guddi waqti xileedkiisa dhamaaday
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay weerarkii ka dhacay degmada Walanweyn
Mogadisho | QOL | August-03-2020- Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo lagu dilay Guddoomiye kuxigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda degmada Walanweyn...