Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne kuna magacaabay Guddiga Diyaarinta Wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Sabti: January 14 2023 Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxyo waawayn oo dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ka dhacay degmada Jalalaqsi

Sabti: January 14 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in labo qarax oo...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta Kenya Dr Alfred Mutua oo sheegay in dalkiisu uusan qorsheyneyn inuu safaarad ka furto Somaliland

Sabti: January 14 2023 Wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in dalkiisu...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Militeriga Ruushka oo sheegay inay qabsadeen magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla Ukraine ee Soledar kadib dagaal xooggan oo halkaas ka dhacay.

Sabti: January 14, 2023 Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Iran oo dal-dashay wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga

Sabti: January 14, 2023  Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in Alireza Akbari oo u dhashay dalkaas heystana dhalashada...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Danab iyo Gorgor oo ay wehliyaan ciidamo deegaanka ah oo la wareegay deegaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceeldheer

Sabti: January 14, 2023  Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taalla magaalada New York oo xukun ku ridday shirkad uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump

Sabti: January 14, 2023  Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa  xukun ku ridday shirkad...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka alshabaab oo magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug faarujiyay kadib Duulaan ka socda Hobyo iyo Wisil.

Sabti: January 14, 2023 Wararka aan ka heleyno magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in kooxda Al-Shabaab...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Nabadsugidda Qaranka oo howlgallo ay xalay iyo saaka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo ‘burcad’ ah

Sabti: January 14, 2023 Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay xalay...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiiradda arrimaha dibadda Jarmalka iyo Faransiiska oo sheegtay inay muhiim tahay in Afrikaanku ay kuraas joogto ah ka helaan golaha ammaanka.

  Sabti: January 14 202 Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo wasiirka...
QOL ContributorJan 14, 2023Jan 14, 2023
Read More
174175176177178