Duuliyayaal diyaaradeed oo sabab la yaab leh shaqadooda ku waayay
Qaranimo Online | August 11, 2020 – Shirkadda diyaaradaha Air Asia India, ayaa 2 duuliye shaqada ka joojisay...
XILDHIBAAN “Labada shaqsi ee la hadal hayo in loo magacaabo xilka RW-ha, middi wuxuu qabaa marwada 1-aad habaryarteed, kan kalena waxa uu qabaa Madaxwaynaha habaryartiis”
Qaranimo Online | August 11, 2020 – Mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, oo magaciisa in la...
Amar la dul-dhigay Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland
Mogadisho | QOL | August-10-2020–Xeer ilaalinta Guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in Xafiiska...
Madaxweynaha Puntland oo dalab u diray Dowladda jabuuti
Mogadisho | QOL | August-10-2020-Warar la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Maamulka Puntland uu ka codsaday Dowladda jabuuti...
Wafdi ku wajahan Gaalkacyo & diyaar garoow ka jira
Mogadisho | QOL | August-10-2020Magaalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay tagaan...
Hay’adda Socdaalka Adduunka oo sheegtay in Yemen 7-bilood ku galeen 7-Kun Tahriibayaal Soomaali qayb ka tahay.
Mogadisho | QOL | August-10-2020War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa lagu soo bandhigay baaristooda sanadkaan kala barka...
Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle oo kulan ka leh muddo xileedkooda.
Mogadisho | QOL | August-10-2020Magaalada Jowhar Xarunta Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa ka socda abaabulka kulan Golaha Wakiilada Maamulkaas ay...
“Wasaarad waliba waa in ay soo marisaa heshiisyada ay gasho Xafiiska Xeer ilaalinta” Xeer ilaaliyaha Jubbaland.
Mogadisho | QOL | August-10-2020–Xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay in Wasaaradaha Maamulkaas...
“Shirka Dhuusamareeb-3 Waqtigiisa ayuu ku qabsoomayaa” Madaxweyne Qoor-Qoor
Mogadisho | QOL | August-10-2020-Madaxweynaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo ka qaybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo...
“Ammaanka inta u dhaxeysa Jowhar iyo Muqdisho waxa uu u dayacmay Arrimo Siyaasadeed” Cali Cosoble.
Mogadisho | QOL | August-01-2020-Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay Xaaladda Amni wadada...