Odowaa”Waxaan rajeyneynaa in Madaxweyne Farmajo uu garowsan yahay xaalladda adag ee uu dalku ku sugan yahay”
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Madaxweyne Farmaajo...
Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa Saacaddaha soo socda in uu gaaro Magaalada...
C/SALAAN: Mashruucii ugu horreeyey waxaan ka fulinay Garoowe
C/salaan Cali wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada Soomaalida ee ku dhaqan Nederlands, isaga oo intii muddo ahayd howl-wadeen...
Mareykanka “Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi”
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Dowladda Mareykanka ayaa Shaacisay in ay rajo wanaagsan ka qabto natiijada shirka Dhuusamareeb 3, ee...
Guddiga Farsamada doorashooyinka oo kulan la qaatay mas’uuliyiin katirsan Xisbiyada
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Shir looga hadlayo Doorashada Soomaaliya iyo Hanaanka looga guuri karo doorashadii 2016-kii ka dhacday dalka...
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Mas’uul kasoo horjeeday doorashadiisii
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Muqdisho kula kulmay Wasiiru...
Koox qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla Mozambique
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Mintidiin Islaami ah ayaa Arbacadii qabsaday deked muhiim ah oo ku taalla waqooyiga dalka Mozambique...
Xaalada Ajaanib ku go’doomay degaannada Soomaaliland oo laga deyrinayo
Mogadisho | QOL | August-13-2020–Magaalada Beebera ee degaannada Soomaaliland waxaa ku go’doonsan ilaa 8 Kalluumeyato u dhalatay dalka Hindiya...
Yuusuf Garaad oo soo bandhigay qorsho fashilin kara Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-12-2020–Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo mar soo nqoday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in...
Ciidanka Dowladda oo howlgallo culus ka bilaabay Gobolka Gedo
Mogadisho | QOL | August-12-2020–Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo ayaa waxaa ay howlgallo ka bilaabeen degmooyn...