Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo saaka qarax Ismiidaamin ah ku Weeraray xero ay ciidamadda dowladda iyo kuwa Macwuualeyda ku lahaayeen degmada Halgan.

. Isniin:  January 16 2023 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka qarax Ismiidaamin aaa...
QOL ContributorJan 16, 2023Jan 16, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaadhay Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti.

Isniin:  January 16 2023 Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalada Jabuuti ee...
QOL ContributorJan 16, 2023Jan 16, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay gantaal uu Ruushku ku dhuftay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Dnipro ee dalka Ukraine

Axad: January 15 2023  Tirada dadka ku dhintay gantaal uu Ruushku ku dhuftay guri dabaq ah oo ku...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka xaalad deg deg ah kusoo rogay gobolka Carlifonia

Axad: January 15 2023   Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhaawaqay in xaalad deg deg ah la...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia ee loo soo magacaabay Soomaaliya.

Axad: January 15 2023   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Imaaraadka ugu qeyb gashay shir looga hadlayey Arrimaha Tamarta

Axad: January 15 2023   Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiiru-dowlaha...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

howlgal Qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Axad: January 15 2023   Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun toogasho ah ku riday askarigii dhawaan shanta kun oo shilin Soomaaliga aheyd u dilay marxuum Abuubakar Sheekh Maxamed Nuuraani.

Axad: January 15 2023   Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Jiirow Dr Fanax oo la sheegay in uu dhakhtarnimo kaga howl-gali jiray oo kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida.

Axad: January 15 2023   Maxamed Cabdinuur Jiirow (Dr Fanax) oo la sheegay in uu dhakhtarnimo kaga howl-gali...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Guuleed oo bogaadiyey mar kale dagaalka ay dowladda Soomaaliya ku qaaday Khawaarijta Al-Shabaab

Axad: January 15 2023   Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu...
QOL ContributorJan 15, 2023Jan 15, 2023
Read More
172173174175176