Mareykanka oo ka hadlay khasaaro Ciidamooda kasoo gaaray weerarkii Jannaay Cabdalla
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaan (Africom) ayaa waxaa...
Guddoomiye Cumar Filish” Ardayda Waxbarashada Tiktok & Taabuu ayay uga mashquuleen”
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Guddoomiyaha Gobalka banaadir ahna duqa Caasimaadda Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa...
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneyd Galgaduud
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Odayaal dhaqan oo joojinta colaadda uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb...
Taabit Cabdi” Natiijadii imtixaanka ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada waxaa ku jiray humaag badan”
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed...
Boqorka Sacuudiga oo farriin culus u diray Madaxweyne Trump
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay...
Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo safka hore ka galay musuq maasuqa dhaqaalaha Covid-19
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisay in dalal dhowr ah ay...
Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo la isugu yeeray kulan aan caadi aheyn
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Golaha Wasiirada ee xilka siihaya ayaa waxaa loogu yeeray kulan aan caadi...
Kenya oo sheegtay inay xeelad Cusub u adeegsaneyso la dagaalanka Al-Shabaab
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Taliyaha Guud ee Ciidamadda difaaca dowladda Kenya, Robert Kibochi ayaa shaaciyay inay...
Dowladda oo sheegtay in Sanadkan ay qaaday dagaalkii ugu weynaa ee musuq maasuqa
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr, Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladdu...
Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Burcad dhac geysatay
Mogadisho | QOL | September 07 2020—Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa kusoo...