Erdogan oo beeniyey warar laga faafiyey dalkiisa
Mogadisho | QOL October 15 | 2020—Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii beeniyey wararka sheegaya in Turkey ay dagaal-yahanno...
Maraykanka oo ciidamadooda kala baxaya dalka Soomaaliya
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in dalka Soomaaliya uu ka saaro ciidamada...
SAWIRO:-Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geysay gobolka Gedo
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo horleh geysay degaano ka tirsan Gobolka Gedo, kuwaas oo...
Amniga Magaalada Jowhar oo siweyn la adkeeyay
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga...
QM oo shaacisay War la xiriira qarixii 14-kii Oktoobar
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar...
Madaxweyne Farmaajo” Waan jeclaan lahaa in Ciidamada Mareykanka sii joogaan Soomaaliya”
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in Ciidamada...
Bangiga Adduunka oo ansaxiyay 12 bilyan oo loogu talagay tallaalka COVID-19
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Bangiga Adduunka ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in Golaha Sare ee Agaasimayaasha Fulintu ay...
NISA oo sheegtay in ay qabatay Kiimiko loo waday Al-Shabaab & dadkii waday
Mogadisho | QOL October 14 | 2020—Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa Maanta shaacisay inay gacanta...
RA’ISULWASAARAHA HADALHAYNTA BADAN!
Toronto | 13 October 2020 | Soomaaliya kuma cusba Ra’isulwasaare madaxwayne magacaabo xilkana baarlamaanku ka qaado, xil ka...
Shukri Hassan: 2003-dii wixii ka dambeeyay waxaa mamnuuc laga dhigay caruurta in dharbaaxo yar xittaa lagu dhifto ama waxa luqada Nederlands lagu yiraa corrigerende tik [WARAYSI]
Shukri Sheekh Hassan oo ka mid ah madaxda ururka Iftin, una qaabilsan qeybta mashaariicda ayaa siisay wareysi dhinacyo...