Akhriso:- Magacyada RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa waxaa uu si...
Amb Gelle: “ Xurriyad ka xayuubinta muwaadinka Xeer ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga yaalay“
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Amb Daahir Geelle ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal ku saabsan falkii sida...
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Ciidanka xoogga dalka Soomaliya ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Al-Shabaab ka bilaabay...
Muusi Biixi oo Amray in Cadaaladda la horkeeno dad kufsi & dil geystay
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta khudbad ka jeedinayay munaasabad ay Arday...
Hay’ad Caalami ah oo soo saartay digniin la xiriirta Burcad Baddeeda Soomaalida
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Warbixin kasoo baxday Hay’adda badaha adduunka ayaa waxaa loogu baaqay Maraakiibta Shishiiye ee...
Wada-hadallo u bilaawday Turkiga iyo Masar
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Wargeysyo Carbeed ayaa qoray “ifafaale” muujinaya in uu jiro xiriir dhex maraya Turkiga...
Agaasime Cusub oo loo Magacaabay Madaxtooyada Galmudug
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’...
Munaasabadda Kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka KG oo bilaabatay
Mogadisho | QOL October 19| 2020—Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Goordhow ka bilaabatay munaasabad lagu...
Xaaji Maxamed Yaasiin “Soomaaliya waxay ku xasili kartaa in lagu dhaqo shareecada islaamka”
Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, aadna u taageera in Dalka Soomaaliya lagu dhaqo shareecada...
Drs. Ruqiya “Xildhibaanka deegaankayga ku matala baarlamaanka, maalintii la doortay ayaa noogu war dambaysay…”
Drs. Ruqiyo Sheekh Naaji oo ah musharax xildhibaan ka tirsan BF Soomaaliya, ayaa ugu baaqday guud ahaan ururada...