Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga...
Soomaaliya oo kaalinta 1aad ka gashay waddamada isla xisaabtan la’aanta danbiyada laga galo warfidiyeenka
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Horumarka aan cagaha badan ku taagneyn ee laga sameeyay yareynta dilalka daafaha caalamka...
Jubbaland oo Kismaayo ka dhiseysa xabsi weyn
Mogadisho | QOL October 31| 2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa...
War deg deg ah: Banaanbax looga soo jeedo aflagadadii Nabiga oo ka dhacay Nairobi iyo Ciidanada kenya oo is hortaagay..
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in salaadii Jimco kadib halkaas ay ka bilaawdeen, banaanbaxyo looga soo...
Dowladda Turkiga oo aad u cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska.
Dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska. Weerarkaas oo toorrey loo adeegsaday...
Madaxweynaha Iran Rowxani oo sheegay in difaacida reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo Nebi Maxamed SCW inay tahay anshax-xumo
Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani ayaa sheegay in difaacida ay dalalka reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo Nebi...
Weerar ka dhacay saldhiga Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo...
Koox hubeysan oo Goor dhawayd qof shacab ah ku dishay deegaanka Ceelasha biyaha
Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in Goor dhawayd Koox hubeysan ay qof shacab ah ay...
140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub oo dhintay kaddib markii doon sidday 200 oo qof ay ku quustay badda dalka Senegal
Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo la sheegay inay ku wajahnaayeen Yurub ayaa dhintay kaddib markii doon sidday...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia oo cambaareysay weerarkii magaalada Nice ee dalka Faransiiska, Xili Muwaadin Tunisia uu Weerarka gestay
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Tunisia ayaa cambaareysay weerarkii toorreyda loo adeegsaday eek a dhacay magaalada Nice ee dalka...