Abiy Axmed: TPLF waxay doonayaan in dalka uu noqdo mid aan la maamuli karin
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay la socdaan tacaddiyada joogtada ah ay gobolka ka geysanayaan...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay tirsan Gobolka Jubbada Dhexe..
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan...
QM oo sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka socda gobolka Tigray ee Ethiopia
QM ayaa sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka...
Dadka Azerbaijan oo u dabaal degay ‘qabsashada’ magaalada Shusha
Dadka reer Azerbaijan ayaa ku dabaaldegay jidadka magaalada caasimadda ah ee Baku kadib markii Madaxweyne Ilham Aliyev uu...
Abiy Ahmed oo Xilalkii ka qaaday Saraakiisha ugu saraysa Ciidamada Itobiya..
Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda, ayada...
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo xilka la wareegay
Munaasabad kooban oo Maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilalka kula wareegay Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay Caasimadda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kasoo horjeestay guddiga uu xalay Magacabaay RW Rooble
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kasoo horjeestay guddiga...
Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa
Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay...
Sharaxaad: Maxaa ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya?
Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Dawladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday “dagaal lama filaan...