Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Kumanaan qof oo ka qaxay dagaalka ka socda Tigray

Saraakiisha Suudaan waxay sheegayaan in ugu yaraan 6,000 qof oo Itoobiyaan ah ay kasoo qaxeen dagaallada ka socda...
QOL ContributorNov 11, 2020Nov 11, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Taliska Howlgalka Amisom oo kulan ka yeeshay Ammaanka doorashooyinka Dalka

Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Taliyaha guud ee ciidanka Amisom ,sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta kulan...
Bashiir BarreNov 11, 2020Nov 11, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Dood ka dhalatay hadal uu ka sheegay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha

Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday...
Bashiir BarreNov 11, 2020Nov 11, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Abiy Axmed: ‘Howlgalka milateri wuu sii socon doonaa tan iyo inta hub ka dhis lagu sameynayo kooxaha hubeysan

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed wuxuu sheegay in howlgalka militeri ee ka dhanka ah Tigray loo fulinayo qaabkii...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxii Falastiin u qaabilsanaa wahadallada Israa’iil oo u geeriyooday cudurka Covid-19

Saa’ib Cariiqaat oo kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caan Falastiin ayaa u geeriyooday cudurka Covid-19, sida ay sheegeen saraakiisha...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Tigray

Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigray halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Guul weyn oo laga gaaray tijaabada tallaalka COVID-19 kadib markii la helay

Shirkadda dawooyinka Pfizer ayaa sheegtay in tallaal loogu hortago cudurka COVID-19 oo ay ka shaqeyneysay uu wax ku...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qarax Ciidamada Dowlada lagula eegtay duleedka Dhuusamareeb..

Wararka aan ka helayno degaanka Sina-dhaqo ee duleedka Dhuusamareeb ayaa ku warramaya in Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Waa sidee xaaladda gobolka Nagorno-Karabakh kaddib heshiiska Armenia iyo Azerbaijan?

Wasaaradda gaashaandhigga Armenia ayaa sheegtay in xasilooni ay ka jirto goobihii laisku hor fadhiyay ee ku yaalla gobolka...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiiru Dowlaha Amniga oo Furay Shirkii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) oo sadexdii bilba mar laqabto Sawiro..

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha Md, Farxaan Cali Axmed, yy  si...
QOL ContributorNov 10, 2020Nov 10, 2020
Read More
16861687168816891690