Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Qardho ee Puntland.

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Shire Dhogor-libaax...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo ka digay qawlaysato gabdhaha yaryar af-duubanaysa

Booliska Kenya ayaa wada baadhitaan ay ku hayaan ‘qawlaysato internet-ka” adeegsata oo hablaha yaryar ee intan fayraska karona...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo bug uu qoray kaga hadlay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku sifeeyey Vladimir Putin-ka Ruushka inuu yahay sidii maamule waadh cusbitaal,...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Horjoogaha Maleeshiyaadka Dagaal oogaha TPLF Debretsion Gebremichael oo maxkamad la soo tagayo..

Wuxu ahaa dagaal yahan hore oo jabhad ah oo ka jara ciidamada Itoobiya isgaadhsiinta, Debretsion Gebremichael haatanna wuxuu...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Tan iyo maalintii lagu dhawaaqay in doorashada uu Biden, ku guuleystay, Trump waxaa uu isku soo xiray Aqalka Cad.

Maxay tahay sababta uu madaxwayne Trump u aamusay oo uu hadalka u yareeyay? Waxaa uu ahaa shaqsi jecel...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaalka u dhaxeeya dowladda iyo Maleeshiyaadka TPLF oo laga cabsi qabo in uu isku bedello dagaal sokeeye..

Dalka Ethiopia waxa uu qarka u saaran yahay in dagaalka ka socda ee u dhexeeya ciidamada dowladda iyo...
QOL ContributorNov 22, 2020Nov 22, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Waa maxay sababta xilka looga qaaday wasiir Cawad?

Muqdisho | QOL | November 20, 2020 – Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka...
QOL EditorNov 20, 2020Nov 20, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska New Zealand oo u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka

Booliska New Zealand ayaa u ogolaaday haweenka muslimka ah ee ka tirsan booliska inay qaadan karaan xijaabka marka...
QOL ContributorNov 20, 2020Nov 20, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Ha’yadda Qaramada qaxootiga ee UNHCR oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay gaaraan heshiis

Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Tigray inay...
QOL ContributorNov 20, 2020Nov 20, 2020
Read More
16751676167716781679