Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad”Madaxweyne Farmaajo damqasho iyo damiir naxa in uusan lahayn waxa daliil cad u ah”.

Muqdisho | QOL | November 28, 2020 –DowladXildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiiso sii...
Bashiir BarreNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Rashiid Yuusuf “Kuma haysano goobtiisa ganacsiga, balse waa inuu ogaadaa in Jaaliyadu ay tahay goob sida uu doono uusan u maamulan karin” [WARAYSI]

Rashiid Yuusuf Ismaaciil [Wajaale], oo ka mid ah aqoonyahanada  Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Zwolle ee dalka Nederlands,...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Duqii hore ee Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo canbaareeyay Qaraxii Is-miidaaminta ee xalay ka dhacay Maqaayada Gelato Divino..

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahan Duqii Muqdisho ayaa si kulul u Cambareeyay Qaraxii Is-miidaaminta ee xalay ka...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Shil gaari oo ay ku dhinteen 4 ruux oo xalay ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya  ayaa sheegaya in Ugu yaraan 4 ruux oo shacab ah ay...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Aas wadareed loo sameeyey dadkii ku geeriyooday qaraxii xalay ee Muqdisho

Waxaa maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Militariga Itoobiya oo shegeen inay gacanta ku dhigeen dhowr magaalo oo ku taalla gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya.

Militariga dalka Itoobiya ayaa waxay shegeen inay gacanta ku dhigeen dhowr magaalo oo ku taalla gobolka Tigrey ee...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo saakau weerar ku qaadaya Ciidamada Jeneraal Xuud ee B/weyne jooga..

Wararka aan saakay ka heleyno duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda, gaar ahaan...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Qaraxa uu ka badabaaday Maareeyaha dekadda Muqdisho Axmed Waashitoon oo saakay ka dhacay muqdisho

.. Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo loo adeegsaday...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Dibadbax looga soo horjeeday Hirshabelle oo Baledweyne ka socda saakay

Dad kasoo horjeday dowlad gobaledka Hirshabelle ayaa subax nimadii hore ee maanta isugu soo baxay xaafada xaawo taako...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
WARARKA MAANTA

Waa kumaa Seynisyahanka Niyukleer Iiraan ee la khaarajiyay?

Mohsen Fakhrizadeh, waa seynisyahanka ugu caansan ee barnaamijka Niyukleerka Iiraan, islamarkana waxaa uu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu...
QOL ContributorNov 28, 2020Nov 28, 2020
Read More
16691670167116721673