Mohamed Bin Salman ‘oo xiriirka Israel la sugaya Madaxweyne Joe Biden
Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan...
Dowladda Itooobiya oo sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey
Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib markii...
Wadamada Montenegro iyo Serbia oo xaalad adag dhextaalo..
Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda ka dhex taagan wadamada Montenegro iyo Serbia,taas oo hadda mareysay meeshii ugu...
Midowga musharraxiinta kulan xasaasi ah ku leh hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu kulan deg deg ah uga furmay magaalada...
Farmaajo, Rooble, fahad iyo Qoor Qoor oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...
IRAN oo ku eedaysay Israel dilka saynisyahankii la khaarajiyey
Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa ku eedeeyey Israel in ay dishay saynisyahankii ugu sarreeyey khubarada nukliyeerka Iran Mohsen...
Qaramada Midoobay oo ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii Saynisyahankii ugu sareeyay Iran
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xiisadaha sii kordhaya ee bariga dhexe kadib dilkii loo gaystay Saynisyahankii ugu sareeyay...
Ciidanka itoobiya oo sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray
Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas...
Maxkamad Maraykan ah oo diiday racfaan Trump u gudbiyey
Maxkamad racfaan oo heer federaal ah ayaa si adag u diiday dacwad [saraakiisha] ololaha Trump ku doonayeen in...
Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha..
Maamulka gobolka Banaadir ayaa diginin iyo hanjabaad cusub u jeediyey musharaxiinta madaxweynaha ee mucaaradka ah, maalmo kadib markii...