Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-hishiisnta Soomaaliya Generaal Mukhtar oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida Hiiraan..
Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-hishiisnta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan la qaatay saraakiisha...
Baaq kasoo baxay ciyaaryahanka caanka ah ee Ingiriiska Marcus Rashford oo durba ay dadka ka jawaabeen
Baaq kasoo baxay ciyaaryahanka caanka ah ee Ingiriiska Marcus Rashford ayaa waxaa durba biloowday in ay dadka ka...
Saraakiil ka tirsan Tigreega oo hubka la isku dayay in laga dhigo Degmada Halgan ee G/Hiiraan
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Ciidamo ka wada tirsan kuwa Itoobiya ee ku sugan Degmada Halgan...
Somaliland oo xukun ku riday rag kufsi ka geystay magaalada Hargeysa
Maxkamadda Racfaanka ah ee Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa maanta markale go’aan kasoo saartay kiiska Cawo Xariir Raage...
Kulan uu ka qeyb galay Wasiirka amniga iyo Agaasimaha Guud ee HSJ Col Maxamed Aadan Koofi oo ka dhacay Muqdisho Sawiro
Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Md Xasan Xundubeey Jimcaale, ayaa shir guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee HSJ oo...
Maamulka Jubbaland oo go’aan kasoo saartay Xaalada G/Gedo iyo digniina cusub
Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa War Goordhow kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya dhammaadka...
Duqeymo, bililiqo iyo dagaallo weli ka socda qeybo ka mid ah gobolka Tigray sida ay sheegeen Maleeshiyaadka ururka TPLF
Duqeymo, bililiqo iyo dagaallo ayaa weli ka socda qeybo ka mid ah gobolka Tigray, sida ay ku warrameen...
Wiil Somali-Canadian ah oo ku guuleystay abaalmarin sanad walba mar la siiyo 30-ka qof ee ugu saameynta badan Canada
Wiil Somali-Canadian ah oo lagu magacaabo Nabiil Cabdi Cali oo 28 jir ah ayaa dhawaan ku guuleystay abaalmarin...
Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku dhibaateysan Xabsiyada libya
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanad ahba waxa...
Ciidanka DANAB oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | December 4,, 2020 –Ciidanka Kumaandooska xooga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo Ciidanka Daraawiishta Dowlad...