Dowladda Maraykanka oo Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah..
Dowladda Maraykanka ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah, kaas oo ka qayb-qaadanaya howlgalka daad-guraynta...
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM oo si kulul u canbaareeysay weerarki Galkacyo
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa si kulul u canbaareeyay weerarka is-miidaaminta ahaa ee Al-Shabaab ay ka...
Afhayeenka Kenya oo sheegay in ay dacwad ka dhan ah Soomaaliya u gudbineyso ururrada IGAD, COMESA iyo Midowga Afrika
Afhayeenka dowladda Kenya Cyrus Oguna oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka hadlay tallabadii ay dowladda...
Dowladda Soomaaliya oo kenya ku edaysay abaabulka militeri oo ay maalmahaan ka wado xadka
War ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay si dhaw ay ula socoto abaabulka militeri oo...
Gooni-u-goosadka iyo Dowladda Yemen oo heshiiyay
Isbaheysiga carbeed ee uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa Jimcihi ku dhawaaqay, heshiis awood qeybsi ah oo ay wada gaareen...
Nigeria Boqollaal ka mid ah wiilashii la afduubtay oo la soo badbaadiyay
Boqollaal wiilal iskuulley ah oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay iskuul xannaano oo ku yaalla waqooyi-galbeed Nigeria...
Xuseen Cabdi Xalane “ waa wax laga xumaado in farmaajo sidii aan la yeelin 2016-kii uu Musharixiinta Ciidamo cabsi galin ah dul dhigo.
. xoghaya Guud ee Midowga Musharaxiinta Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa gashaanka u daruuray dhacdadii shalay Ciidamada Haramcad...
Mozambique Kooxda Ahlu-Sunnah oo qaati laga taagan yahay
Madaxweynaha Mozambique Filipe Nyusi ayaa Arbacadii sheegay in mintidiintu ay ku qasbeen 570,000 oo qof in ay ka...
Madaxweynaha Faransiiska Macron oo laga helay xanuunka Coronavirus!
Muqdisho | QOL | December 17, 2020 –Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa laga heley cudurka karoonaha, sida uu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado
Cadaado | QOL | 17, Diseembar, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo...