Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir oo dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 100 ruux
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad...
Dowlada Sudan oo la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul horey u qabsadeen dad Ethiopian ah
Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen dad...
Donald Trump oo saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu talo-galay in lagu caawiyo
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay xirmo dhaqaale oo ka kooban 900 oo bilyan oo dollar oo loogu...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo gaaray Garoowe
Waxaa maanta magaalada Garowe ka dagay ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminaayay....
Ammaanka magaalada Garoowe oo saakay si aad loo adkeeyay
Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku qul qulaya wafuud kala duwan oo kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha...
Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowlad Degaanka Soomaalida DDS iyo kuwa Ismaamulka Canfarta ee dalka Itoobiya.
Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus, oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banadiraayaa oo si kulul uga hadlay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banadiraayaa si kulul uga hadlay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacday...
Xildhibaannada Golaha shacabka waqtigooda dhamaaday oo maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho.
Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ee haatan waqtigooda uu dhamaaday ayaa maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho....
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed oo ku sii jeeda Garowe.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar uu goor dhaw...
FBI oo shaacisay qofkii isku Qarxiyay Nashville maalintii ciidda Masiixiga in uu ahaa Anthony Quinn Warner oo 63 jir ah.
Booliska oo baaraya gaari xamuul ah oo saddex qof ku dhaawacay magaalada Nashville maalintii ciidda Masiixiga ayaa magacaabay...