Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay miisaaniyadda 2021
Muqdisho | QOL | December 30, 2020 –MKalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu...
Mid kamid ah Wadooyinka ugu muhiimsan gobolka Hiiraan oo go’day
Muqdisho | QOL | December 30, 2020 –Waxaa hakad gala isku socodka dadka iyo Gaadiidka wadada xiriirisa Magaalooyinka...
Axmed Madoobe oo kulamo siyaasadeed ka wada Magaalada Garoowe
Muqdisho | QOL | December 30, 2020 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo kamid ah wufuuda...
SAWIRO:- Kulamo gooni gooni ah oo ka dhacay Magaalada Garoowe
Muqdisho | QOL | December 30, 2020 –Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad goboleedka Puntland waxaa saacadihii la soo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Amaro kusoo rogay Hay’adaha ka howlgalla Muqdisho
Muqdisho | QOL | December 30, 2020 –Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu amar culus kusoo rogay hay’adaha...
Gudoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir oo cayaartoyda Galmudug u balan qaaday Sawiro..
Gudoomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi wardheere Cali yare ayaa ku bogaadiyay cayaartoyda maamulka...
Dhul-gariir xoog leh oo ka dhacay dalka Croatia
Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay 20 kalana ay ku dhaawacmeen, dhul-gariir Talaadadi...
Maraykanka oo laga helay kiiski ugu horreyay ee fayraska cusub
Kiiski ugu horreeyay oo la xiriira nuuca cusub ee cudurka COVID-19 ee maalmahan ka jiray dalka Ingiriiska, ayaa...
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo la kulmay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa...
Ciidamo badan oo la geeyay degaan lagu dilay Askar farabadan Itoobiya
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay 10-kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay degmada Dan La...