Wasiirka arrimaha dibedda Iran, oo ugu baqay Donald Trump inuusan ku dhicin “dabinta Israel
Isniin January 4, 2021 Wasiirka arrimaha dibedda Iran, Mohammad Javad Zarif ayaa ku booriyey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump...
Al-Shabaab oo baahisay magacyada raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka Kenya.
Isniin January 4, 2021 Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay magacyada iyo muuqaallada raggii fuliyey weerarkii 5-tii Janaayo 2020 lagu...
Nancy Pelosi oo mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay xilka Afhayeenka Aqalka Wakiillada
Isniin January 4, 2021 Nancy Pelosi ayaa mar kale qabsatay warbaahinta dunida kaddib markii ay ku guuleysatay xilka...
C/QAASIM & TARTANKA MADAXTINIMADA: I DOORO AAN KU DAYACEE!!!
HORUDHAC: Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Marka la eego dhaqdhaqaaqa Madaxweynaha D.K.G.ah C/Qaasim Salaad Xasan, waxaa la...
Wasaaradda Arrimaha Dibbada Turkiga oo shegtay in Qaraxii shalay uu u dhintay mar kale Muwaadiniin Turki ah..
Axad January 3, 2021 Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka...
Akhriso:- Yaa bixiyay Amarka lagu joojiyay in hub lala galo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde?
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala...
Dowladda Soomaaliya oo joojisay hubka lala galayo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay...
Midowga Musharixiinta oo qoraal digniin ah u diray Madaxda Dowladda Soomaaliya
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal digniin ah oo ku saabsan qandaraas...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta-gareen Soo Gaaray Magaalada Muqdisho
Axad January 3, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay...
Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb oo aad loo adkeeyay
Muqdisho | QOL | January 03, 2021–Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ee ka howlgalla degaannada Galmudug...