Dagaal Culus oo goor dhawayd Ka Qarxay Duleedka Degmada Xarardheere afaafka hore ee deegaanka Jowla..
Sabti: January 21, 2023 Dagaal Culus oo ay Garab socodaan Duqeymo ayaa ka Socoda degaano hoos...
Dr: Cabdiraxmaan Baadiyow “ 48 sano ka hor , 23 Jinaayo, 1975 waa markii la laayay culumada Somaliyed. Dika culumadaas waxaa la bilowday fikirka xagjirka oo maanta taagan Dowladii militeriga ayaa mas’uuliyadaas iska lahayd.
Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow oo ah Lataliyaha Arimaha Dastuurka ee Madaxweyhaha Soomaaliyan, ahna aqoonyahan wax badan ka qoray...
Zelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan
Sabti: Jannaayo 21 2023 Madaxweyne Zelenesky ayaa ku baaqay in dalkiisa si degdeg ah loola soo gaaro tangiyada...
Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay Dr. Fanax oo ahaa nin ku shaqeysan jiray dhqatartnimo ahaana Amniyaadka Alshabaab
. . Khamiis: January 19 2023 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin ku...
Sweden oo sheegtay inay wax ka beddeleyso shuruucda muhaajiriinta
. Khamiis: January 19 2023 Dalalka Yurub waxaa ku soo badanaya xisbiyada midigta fog oo aalaaba ka soo...
Waxaa lasoo gabogabeeyay xaraash lagu iibinayay boqollaal qalab ah oo yaallay xarunta shirkadda Twitter ee magaalada San Francisco.
. Khamiis: January 19 2023 Waxaa lasoo gabogabeeyay xaraash lagu iibinayay boqollaal qalab ah oo yaallay xarunta shirkadda...
In kabadan 70 qof oo lagu soo warramayaa in ay qabow ba’an ugu dhinteen gudaha dalka Afqaanistaan oo hadda uu ku dhuftay baqow ba’an.
Khamiis: January 19 2023 In kabadan 70 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay qabow ba’an ugu dhinteen...
Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo looga soo dagi waayey, loogana dhoofi waayey iyo shaqaalihii oo la waayey kadib banaanbax.
Khamiis: January 19 2023 Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo maanta looga soo dagi waayey, loogana dhoofi waayey...
Ciidanka booliska oo qabtay burcadda hubaysan kaasi oo muwaadin Soomaaliyeed ka dhacay Mooto Bajaaj uu lahaa kadibna ka badalay taargada.
Khamiis: January 19 2023 Ciidanka booliska saldhigga degmada Cabdicasiis ayaa maanta qabtay mid kamid ah burcadda hubaysan, kaasi...
Ra’iisalwasaarihii hore Pakistan, Cimraan Khaan oo sheegay in dalkiisa uu wajihi doono dhaqaale burbur la mid ah kan ku dhacay dalka Sri Lanka
. Khamiis: January 19 2023 Ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Pakistan, Cimraan Khaan, ayaa sheegay in dalkiisa uu wajihi...