Mareykanka oo ka digay rabshado ka dhaca gobollada ka hor caleemo saarka Biden
January 17, 2021 Mareykanka ayaa ka digay suurtagalnimada ah in dibadbaxyo rabshado wato ay ka dhacaan guud ahaan...
Musaveni oo markale ku guuleystay doorashada Madaxtinimada Uganda
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay madaxweynaha hadda xilka haya Yoweri Museveni...
Maxay kawada hadleen Qoor-Qoor, Guudlaawe & Wasiirada Federaalka?
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Madaxweynayaasha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor & Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen...
Yaa maamula Villa Somalia?
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Madaxtooyada Soomaaliya muddo 4 sano ah waxa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay...
MD Laftagareen oo gaaray Xudur kuna baaqay gurmad deg deg ah
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi...
Sucuudiga oo dib usoo celiyay Xiriirkii uu la lahaa Qatar
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Sacuudi Carabiya ayaa Maanta sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii Qatar...
Soomaaliya oo Mareykanka kala hadleysa khilaafka kala dhaxeeya Kenya
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq oo ku sugan Dalka Mareykanka ayaa...
Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada & degaanka Somaliland oo la shaaciyay
Muqdisho | QOL | January 16, 2021—Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi gudbiyey warqad...
Ciidamada Mareykanka oo maanta ka wada baxaya Soomaaliya
Sabti: 16 Jannaayo 2021 Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta...
Shirka looga hadlayo horumarinta geela oo Jigjiga lagu qabtay
Sabti : Jan 16, 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa ka furmay kulan ku looga...