Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweyne Farmaajo
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Madaxweyne Maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa shalay qeyb kamid ah Khudabdii uu u...
Madaxweynaha DDS oo taageeray dagaalkii lagu qaaday TPLF
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo maanta ka hadlayay isu soo bax ka...
Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Dhuusamareeb oo goor dhawayd ku dhintay qarax lala eegtay duleedka magaalada Dhuusamareeb.
Axad February 7, 2021 Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug C/rashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon ayaa ku...
Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay fashilka shirkii Dhuusamareeb
Axad February 7, 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ee u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa nasiib...
Lamaane xabsi ku muteystay dilka wiilkooda oo ay si kama ah isugu caddeeyeen
Axad February 7, 2021 Lamaane u dhashay dalka Faransiiska ayaa loo xiray dilka wiil yar kaddib markii...
Xabad joojin la dhexdhigay beelo ku dagaalamaydeegaanka Xananbuure ee gobolka Galguduud.
Axad February 7, 2021 Wafdi Iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaano heer federal ah, xubno ka tirsan Barlamaanka...
Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Yemen oo tagay Iran waxaana uu madaxda dawlada Iran kala hadlayaa xal u helida dhibaatada Yemen ka taagan.
Axad February 7, 2021 Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha dalka Yemen ayaa maanta tagay caasimada dalka Iran...
Ciidamo Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Ciraaq Qasaare ka dhashay.
Axad February 7, 2021 Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Maraykan ah oo sahay u waday...
Somaliland oo sheegtay in sannadkii 2020 ay kordheen kiisaska kufsiga
Axad February 7, 2021 Hay’adda Somaliland u qaabilsan xuquuq Insaanka ee sannad walba soo saarta tacadiyada ka dhaca...
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada hoggaanka Midowga Afrika
Axad February 7, 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambaleeyay guddoomiyaha Midowga Afrika...