Ciidamo ka tirsan NISA oo xoog ku galay Xarun Telefeshin
Muqdisho | QOL | February 08, 2021–Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inays I...
Golaha Shacabka oo dib u ceilyay Ra’isul Wasaare Rooble oo doonayay inuu Xildhibaannada hadal u jeediyo
Isniin: 8/2/2021 Hadal jeedin la filayay in maanta uu Golaha Shacabka Soomaaliya ka jeediyo Ra’iisul Wasaare Maxamed...
Diyaarad ay leedahay Amisom oo ku burburtay Duleedka Ballidoogle
Isniin: 8/2/2021 Hawlgalka ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradaha...
Beesha caalamka oo baaq u dirtay madaxda Soomaalida
Isniin: 8/2/2021 Saaxiibada beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida inay sii wadaan wada-hadallada si loogu heshiiyo hirgelinta...
Dowladda Mareykanka oo ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaranka Soomaaliya inay deg deg u xaliyaan is-mari waaga
Isniin 8/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaranka Soomaaliya inay deg deg u xaliyaan...
Cumar Finish “Shacabka G/Banaadir Waa Inay Helaan Metalaad Siyaasadeed”
Muqdisho | QOL | February 07, 2021–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ka...
Qaramada Midoobay Iyo Dowlad Oo Ku Heshiiyay In Gargaar La Siiyo Shacab
Muqdisho | QOL | February 07, 2021–Madaxa ha’yadda cuntada ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay heshiis la galeen...
Madaxweyne Farmaajo markii labaad ayuu ku guuldareystay inuu doorasho waqtigeeda ku qabto
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Sanadkii 2011-kii ayay xukuumaddiisii ku guul darraysatay in ay doorasho qabato ama...
Puntland oo xabsiga dhigtay Ganacsato diiday isticmaalka Shillin Soomaaliga
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Maxamed Aadan ayaa sheegay in ay soo...
Wasaaradda Caafimaadka & Maamulka G/ Banaadir oo heshiis kala saxiixday
Muqdisho | QOL | February 07, 2021—Munaasabad uu Maamulka Gobolka Banaadir kula wareegey Adeegyada Caafimaadka ee ay Gobolka...