Maamulka Biden oo sheegaya inuu billaai doono in Maraykanka ay ogoladan kumannaan qof oo ku xayiran dalka Mexico.
Sabti 13/2/2021 madaxweyne Biden ayaa sheegaya inuu billaabi doono in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u...
Askari Turki ah oo lagu dilay gudaha Ciraaq kadib dagaal dhexmaray PKK
Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan saddex kamid ah ciidamada Turkiga ayaa lagu diley gudaha wadanka Ciraaq, kadib markii kooxda...
Shil ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee gobalka Taxes ee dalka Mareykanka.
Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil...
Dowladda Shiinaha oo ka mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi
Jimco 12/2/2021 Dowladda Shiinaha ayaa mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi, waxaa sidaasi shaacisya...
Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka socda dalka, H’yadaha Qaramada Midoobay
Jimco 12/2/2021 Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka socda...
Koox Mafiyo ah oo la ogaaday in dadka caanka ah iyo kuwa dhaqaale ahaan ladan ay ka soo raacaan barta Instagram
Jimco 12/2/2021 Koox tuugo ah oo ka hawlgasho magaalada Milaano ayaa la ogaaday in dadka caanka ah iyo...
Wadamada Hindiya iyo Shiinaha oo isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku hor fadhiyo xadka kala qaybiyo
Khamiis 11/2/2021 Wadamada Hindiya iyo Shiinaha ayaa isku afgartay in lakala qaado ciidamada labada dal ee isku hor...
Madaxweyne Deni oo shirkii Golaha Wasiirada Puntland ka sheegay
Khamiis 11/2/2021 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada...
ku dhawad 20 Maleeshiyadka Boko Xaraam Oo Lagu Dilay Nigeria.
Khamiis 11/2/2021 Howl gal qorsheysan oo ay sameeyeen ciimada militeriga Nigeria ayaa lagu dilay 19 xubnood oo ka...
buug muran dhaliyay oo la doonayay in uu kamid noqdo manhajka waxbarashada Suudaan kaddib kacdoonkii xukunka looga tuuray Cumar Al Bashiir
Khamiis 11/2/2021 Warbixinadeena taxanaha ah ee aan ka helno qaar kamid ah weriyeyasha kasoo jeeda Afrika, waxaana haatan...