Midowga Musharaxiinta oo mar kale baaq u diray hay’addaha Ammaanka
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay caddeeyaan...
100 qof oo maanta laga helay Karoona virus Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19...
Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay siyaasiyiinta wadahadal
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Puntland oo mamnuucday dadka ka soo laabanaya dibadda ee tagaya degaannadeeda
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo Maanta Warbaahinta kula hadlay...
Maxaa kajira in 30 Ruux Coronavirus ugu dhinteen Isbitaal Martiini?
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ay...
Shir laga yeeshay Amniga Caasimadda Galmudug
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Waxaa maantay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ku qabsoomay kulan ay ka wada...
Guddiga Xallinta khilaafaadka & Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland oo la Magacaabay
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska...
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada oo sheegay in maalintii 1-aad horumar laga gaaray shirka Guddiyada uga socda baydhabo.
Feb 16, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, ahna Wasiirka Dastuurka Soomaliya Saalax...
Mas’uuliyiinta Jamhuuriyadda Congo oo sheegay dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen ay ku qallibantay Wabiga Congo
Feb 16, 2021 Mas’uuliyiinta Jamhuuriyadda Congo ayaa sheegay in dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib markii...
Garoonka Diyaaradaha Gobolka Gedo Oo Loo Magacaabay maareye cusub
Feb 16, 2021 Guddoomiyaha Maamulka Gedo ee dowladda Federaalka Axmed Buule Gaarad Canjeex ayaa Maareeye cusub u magacaabay...