Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig Ciidan oo ku yaal Gobolka Gedo
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar madaafiic...
Safiirka Cusub ee Somalia u Magacaawday Masar oo Warqadaha laga guddoomay
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar,...
Midowga Musharixiinta oo ka digay in aan la dhaqan-gelin heshiiska lagu gaaray Baydhabo
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Madaxweynihii hore ee Galmudug kana mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Cabdikariin...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo qoraal u diray madaxda dowladda & Dowlad Goboleedyada
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal...
Maleweshiyad Macawiisley la mid ah oo ka dilaacay Mudug kuwaas oo la Dagaalamaya shabaab.
Wrarka ka imaanaya Deegaanka Jiic-dheere ee Koofurta Mudug isla markaana hoostaga Bacaadweyne waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho...
Ciidamada Maraykanka oo ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan
Feb 17/2/2021 Ciidamada Maraykanka ayaa ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan kuwaasoo aan la...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.
Feb 17/2/2021 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha...
Dowlada toobiya oo shacabka dalkaas uga digtay in ay qariyaan Maleshiyadka Tigray ee baxsadka ah
Feb 17/2/2021 Saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ayaa shacabka uga digay in...
Dad ku dhintay qaboow aad u daran oo ka jira Mareykanka
Feb 17/2/2021 Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, duufaanno wata baraf, roob iyo...
Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.
Feb 17/2/2021 Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid...