Xasan shekh iyo shekh Shariif oo ka guuray Hotelka Ex.Nasahablod ee u dhow Taalada Daljirka Dahsoon
.. Feb: 19/2/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Siyaaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kulul uga hadlay rasaas ay Ciidanka Dowladdu ay ku fureen dad bannaanbaxayaal ah
Feb: 19/2/2021 Siyaaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay rasaas ay Ciidanka Dowladdu ay ku...
Siihayaha Ra’iisul Wasaaraha Rooble oo ka hadlay dagaalkii xalay iyo saakay ka dhacay Muqdisho
Feb: 19/2/2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka xun...
Madaxweynaha Hirshabelle oo goor dhawayd soo gaaray Muqdisho..
Feb: 19/2/2021 Xili xaalada Muqdisho ay kacsan tahay ayaa waxaa goor dhawayd soo gaaray Garoonka Muqdisho Madaxweynaha Dowlad...
Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta oo war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii ciidamada dowladda ku rasaaseeyen banaanbaxayaashii
Feb: 19/2/2021 Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii maanta...
Dagaal ka dhacay xuduuda u dhaxaysa Dalalka Shiinaha iyo Hindiya
.. Feb: 19/2/2021 Ku dhawaad Afar Askari oo kamid ah ciidamada Shiinaha ayaa lagu diley xuduuda ay la...
Mareykanka oo Xayirad ku soo rogay in ka badan 43 Sarkaal oo u dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko.
Feb: 19/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu dhaw...
Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho
Ku dhawaad 7 askari oo ku dhimatay dagaalkii xalay ka dhacay Muqdisho Feb: /19/2021 Ugu yaraan afar askari...
Qaramada Midoobay “ waxa ay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay
FEb: 19/2/2021 Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho...
Xasan Cali Kheyre “ waxaan ka badbaadnay isku day dil oo la soo qorsheeyay..
Feb:19/2/2021 Xasan Cali Kheyre oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in tallaabadaan ay muujineyso aragtida...