Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho oo sheegaya in laga maqlay qaraxyada dhowr hoobiye oo soo dhacay
. Talaado: January 24th, 2023 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga maqlay qaraxyada dhowr...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shalay si degdeg ah ugu soo laabtay dalka soona gaabiyay safar shaqo oo ugu maqnaa dalka Kuwait.
Talaado: January 24, 2023 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shalay si degdeg...
Aabe lagu magacaabo Bakhtiyaar Guul oo la sheegay inuu nafta dhaafsiiyey oo dilay Gabadhiisa oo 18 jir ahayd
Talaado: January 24, 2023 Aabe lagu magacaabo Bakhtiyaar Guul ayaa la sheegay inuu nafta dhaafsiiyey oo dilay Gabadhiisa...
Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay oo u safraysa dalalka Ghana, Mozambique iyo Kenya, si ay uga wada xaajoodaan horumarinta danaha ay wadaagaan
Talaado: January 24, 2023 Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa toddobaadkan u safraysa dalalka Ghana,...
Shiikh Soomoow Dhamaanteen waxaa nagu waajib ah in aan galno Jihaadka, waxaa rabaa in loo duceeyo dhamaan intii ku shahiiday
Talaado: January 24, 2023 Sheekh Cabdiqaadir Soomow oo shalay khudbad ka jeediyay furitaanka shirweynaha Culimadda Soomaaliyeed ayaa sheegay...
Reer galbeedka gaar ahaan maraykanka oo aad uga carooday dhoolatuska Milatari ay Samnaynayaan Ruushka iyo Dalka Koonfur
Talaado: January 24, 2023 Dalka Koonfur Afrika ayaa difaacay xidhiidhka wanaagsan ee kala dhexeeya Ruushka iyo dhoolatuska milateri...
Booliska Deg.Cadaado oo sheegay in Kooxo ciyaal weero ah ay ka bilowdeen Magaalada Cadaado.
Talaado: January 24, 2023 Booliska Deg.Cadaado ayaa sheegay in Kooxo ciyaal weero ah ay ka bilowdeen Cadaado, Howlgalo...
Jeneraal Biixi oo faahfaahin ka bixiyey howlgal shalay lagu laayey Al-Shabaab oo ka dhacay deegaano hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Talaado: January 24, 2023 Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey...
Erdogan oo u sheegay Sweden inaanay filanin taageerada Turkiga ee xubinimadooda NATO
Talaado: January 24, 2023 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaanay filanin in dalkiisu...
20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal oo u dhashay Dalka ugandha oo booliska ku xireen magaalada Jinja ugadha sida uu ku warramay wargeyska The Monitor.
Isniin: January 23 2023 Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska...