Dowlada Kenya oo bedeshay dhammaan qareenadii u doodayay dacwada badda kentay kuwo cusub oo ajaabiib ah..
February 21, 2021 Xili bisha soo socoto lagu wado in la iskugu yimaado Maxkamada ICJ ee Caalamka ayaa...
Feysal Cali Waraabe “ Dadka Muqdisho dagan iyagaa is dhigay meesha ay joogaan maanta, cadawna gacanta u geliyeen taladooda Daawo Muqalka
February 21, 2021 Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xaalada Somaliya gaar ahaan dhacdadii foosha xumeed ee...
Sheekh Yuusuf Indha Cadde: Fashiliyihii Maxaakiimta iyo Midowga Murashaxiinta, faalo
February 21, 2021 Ciidamada Itoobiya ayaa duulaan kusoo gaklay magaalada Muqdisho sanadkii 2006-kii, xiligaasi oo inta badan bartamaha...
Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda oo u digtay digay dalal si kale u dhigay dhacdadii Jimcihii.
February 21, 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa u digtay dalal ay sheegtay inay qoraallo marin habaabin ah kasoo saareen...
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Dubbe oo si kulul ugu jawaabay dowladda Imaaraadka Carabta..
February 21, 2021 Saacado kadib markii dowladda Imaaraadka Carabta ay ku tilmaantay Dowlada Somaliya mid waqtigeeda dhamaaday ayaa...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo cambaareeyey dilkii Muqdisho loogu geystay Abkoow Cambuure oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska Soomaaliya.
February 21, 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyey dilkii xalay Muqdisho loogu...
Dowlada oo ku eedaysay Puntland iyo Jubbaland inay diideen casuumaddii uu u fidiyey madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday..
February 21, 2021 War xalay kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaacismyey in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan...
Madaxweye Qoor Qoor oo xalay la kulmay Madaxweyne-yaashii hore Shariif, Xasan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore Khayre Sawiro
February 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)...
Wasaaradda Caafimaadka oo shegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah iyo 15 qof oo geeriyootay
Feb: 20/2/2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in...
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir oo Gacanta uga jabtay Rasaastii shalay..
Feb: 20/2/2021 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee dhanka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere)...