Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo u codeeyay in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM
February 26 /2/ 2021 Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo...
IGAD oo soo dhaweeysay heshiiskii ka koobnaa lixda qodob ee ay gaareen xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga musharaxiinta
February 26, /2/ 2021 War saxaafadeed ka soo baxay IGAD ayaa lagu soo dhaweeyey heshiiskii ka...
Dowlad Goboleedka Puntland oo soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta
.. February 26, /2/ 2021 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweynaysaa heshiishka ay wada gareen Dowladda...
Cayaaryahan Benjamin oo sheegaya in mid ka mid ah naadiyada kubadda cagta ee Masar uu ka khiyaamay lacag dhan 1 milyan oo doolar
February 26, /2/ 2021 Benjamin Acheampong ayaa sheegaya in mid ka mid ah naadiyada kubadda cagta...
Joseph R. Biden oo telefoon kula hadlay Kenyatta sida lagu shaaciyay war ka soo baxay Aqalka Cad.
February 26 /2/ 2021 Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya,...
Booliska Hindiya oo qabtay nin gaystay kufsi wadareed 1999-kii.
. February 26, /2/ 2021 Booliska bariga Hindiya ee Orissa (oo sidoo kale loo yaqaan Odisha)...
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo Hambalyeyay heshiiskii mucaaradka iyo ra’iisul wasaaraha
February 26, /2/ 2021\ Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ay xalay kala...
CALI ISTIILA: Matabaan waxaan ka wadnaa mashruuc lagu dhisayo guri bulshadu ay kaga shiraan danahooda”
Jimce, 26 Februari [Qaranimo Online] Ururka Himilo, waxa uu ka mid yahay ururada ay Soomaalidu maamusho ee ka...
Ciidamada Booliska oo aroortii hore saakay hawlgal burburin ah ku bilaabay dhismaha dugsiga Hoyga Xamar ee ku yaalla dagmada Hodan
February 26, /2/ 2021 Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa aroortii hore saakay hawlgal burburin ah ku bilaabay dhismaha dugsiga...
Ciidamada la dagaalanka Argagixisada Puntland ee PSFoo Howlago ka sameeyay deegaanada gobolka Bari oo ay ku sugan yihiin Al_Shabaab iyo Daacish.
February 26, /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Deegaanada Puntland ayaa sheegaya in Ciidamada PSF ee maamulkaasi ay hawlgalo...