Wadada KM4 oo goor dhawayd lagu kala cararay kadib markii gaari looga shakiyay Qarax Halkaas lagu arkay..
February 27 /2/ 2021 Waxaa goor dhawayd Orod iyo Fakatax ka dhacday Wadada aada garoonka Muqdisho ee marta...
Sucuudiga oo gashaanka u Daruray warbixintii ka soo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan
February 27 /2/ 2021 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo baxday...
Kooxo Hubeysan oo goor dhawayd Suuqa Xoolaha B/weyne ku dilay askari Qorigiina ka qaatay..
February 27 /2/ 2021 Wararka ka imanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay goor dhawayd xaafada...
Wasiirka iskaashiga Sweden oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya, soona dhoweeyey heshiiskii ay magaalada Muqdisho ku gaareen dowladda iyo midowga musharraxiinta.
February 27 /2/ 2021 Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Sweden, Per Olsson Fridh ayaa ka hadlay xaaladda...
Abaaro xoogan oo ku dhiftay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo
February 27 /2/ 2021 Waxaa Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo laga soo sheegayaa abaar baahsan oo fara ba’an...
Mareykanka oo goor dhawayd Xayiraad ku soo roogtay mas’uuliyiinta ka tirsan boqortooyada Sucuudiga oo loo heesto Dilkii Wariye Jamaal Kaashuqji.
February 27 /2/ 2021 Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay cunaqabateyn kusoo roogtay tiro kamid ah mas’uuliyiinta...
Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Xijaar oo xilka qaaday Taliyihii Saldhiga Ciidanka Booliska degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho
.. . February 27 /2/ 2021 Wararka ka imaanaya taliska Ciidamada Booliiska ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Soomaaliya...
Golaha ammaanka oo si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro saddex xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo Maraykanka shaaciyay
. .. February 27 /2/ 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo taageeray Goaankii maraykanka maalmo ka hor...
Caasimadda Muqdisho oo mudooyinkii danbe ka mid noqotay meelaha ugu ciriiriga badan afrika.
.. February 27 /2/ 2021 Caasimadda Muqdisho waxaa ugu dambeyntii lagu biirin karaa mid kamid ah kuwa ugu...
Madaxweynaha Nigeria Muxamaduu Buhari oo si kulul uga hadlay afduubkii 317 gabdho iskuulay ah loo geestay..
February 27 /2/ 2021 Madaxweynaha Nigeria Muxamaduu Buhari ayaa sheegay in dowladdiisa aanay u jilci doonin handadaadda uga...