Weerar ay qaadeen ciidanka Israa’iil oo ay ku dhinteen shacab reer Falastiin ah
Khamiis January 26 2023 Sagaal falastiiniyiin ah, ayaa lagu dilay weerar ay milatariga Israa’iil ka fuliyeen Daanta Galbeed...
Maxkamad sare ee Turkiga oo diiday dalab uga yimid mid ka mid ah xisbiyada waaweyn
Khamiis January 26 2023 Maxkamada sare ee dalka Turkiga ayaa diiday codsi uga yimid xisbiga HDP ee...
McCarthy oo xubno ay ku jirto Ilhaan Cumar ka saaraya guddiyada Congress-ka Maraykanka
Khamiis January 26 2023 Kevin McCarthy, Afhayeenka Jamhuuriga ah ee Aqalka Hoose ee Congress-ka Marykanka ayaa toddobaadkan sheegay...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
. Khamiis January 26 2023 Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Waxaa...
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo la soo gaba gabeeyay alshabab iyo daacish oo la amray in lala Dagaalamo
Khamiis January 26 2023 Magaalada Muqdisho waxaa maanta gelinkii dambe lagu soo gabagabeyay shirweynihii culimada Soomaaliyeed, ee halkaa...
Weerar loo Adeegsaday Mindi oo ka dhacay Dalka Germalka
`Khamiis: January 26, 2023 Dhowr qof ayaa ku dhaawacantay labana waa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday...
Soomaaliya oo gaadhay Guul taariikhi ah oo la Xidhiidha Maamulka Hawada Somalia
. `Khamiis: January 26, 2023 Soomaaliya ayaa gaadhay guul kale oo taariikhi ah taasi oo la xidhiidha maamulka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay in dowladda ay xirtay hay’addo ajnabi ah oo gudaha dalka ka waday shiiceynta dadka Soomaaliyeed.
`Khamiis: January 26, 2023 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay shaaciyay in dowladda...
Ruushka iyo Pakistan oo ka wadahadlay sidii loola shaqayn lahaa xukuumadda Taliban
`Khamiis: January 26, 2023 Ruushka iyo Pakistan ayaa wadahadal ay yeesheen Arbacadii, waxay ku sheegeen baahida loo qabo...
Dowladda Mareykanka oo digniin cusub kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca dalka Tanzania ee bariga Afrika.
`Khamiis: January 26, 2023 Dowladda Mareykanka ayaa digniin cusub kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca dalka...