Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Geelle oo sheegay in dadkiisa ay ku “khasbayaan” inuu u tartama doorashada madaxtinnimada dhaceysa 23 April..

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan ku dhawaaqay inuu mar kale isku sharraxaya xilka...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

India oo sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah

6da Maarso, 2021: Dowladda India ayaq sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah, oo...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Sinigaal oo dab qabad siiyay dhismooyin dawladeed

6da Maarso, 2021: Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka dalka Sinigaal oo xiran ayaa dab qabad siiyay dhismooyin...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo ku eedeysay ciidamada Eritrea inay boqolaal ruux ku dileen gobolka Tigteega

6da Maarso, 2021: Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan u doodista xaquuqda aadanaha ee Human Rights watch ayaa ku...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Baadariga Pope Francis, oo kulan Ciraaq kula yeelanaya Hogamiyaha Shiicada Ciraaq

6da Maarso, 2021: Baadariga ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga ee diinta masiixiga Pope Francis, ayaa maanta kulan taariikhi ah...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne al-Sisi oo booqashadii ugu horreysay ku tagay Sudan tan iyo markii xukunka laga tuuray al-Bashir

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Sabtida maanta ah booqashadii ugu horreysay ku tagay Sudan...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Siciid Deni “khasaare waa dhacay maxaabiista qeyb kamid ah wey ku guuleystaan inay ka fakiyaan Xabsiga

6da Maarso, 2021: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in khasaare uu ka dhashay weerarkii lagu qaaday...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya oo kordhay

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 191 kiis...
Bashiir BarreMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo 6 Maalin u qabatay Shaqaalo ka tirsan QM

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud ee  Puntland ayaa muddo lix cisho ah u qabtay 14 qof oo...
Bashiir BarreMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Somaliya oo sheegtay in saacadihii u dambeeyay cudurka Covid-19 laga helay 1,669 qof.

6da Maarso, 2021: Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona halka...
QOL ContributorMar 6, 2021Mar 6, 2021
Read More
15461547154815491550