afhayeenka midowga musharraxiinta, Daahir Maxamed Geelle oo ka hadlay xaalada dalka iyo Doorashada..
7-da Marso 2021 afhayeenka midowga musharraxiinta, Daahir Maxamed Geelle oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay...
Carruur harraad ugu geeriyootay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo
7-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in go’doon ay saareen kooxda...
Somaliland oo degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag ka bilowday Qodista Dahabka iyo noocyada kala duwan ee Macdanta.
7-da Marso 2021 Warar ka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in xukuumadda Somaliland ay degaanno ka tirsan Gobolka...
Myanmar oo ka codsatay Hindiya inay u soo celiso dhowr saraakiil oo diiday afganbiga iskana dhiibay Dalkaas.
. 7-da Marso 2021 Myanmar ayaa ka codsatay dalka deriska la ah ee Hindiya inay soo celiso dhowr...
Cabdi Xaaji Budiste oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ugu caansanaa oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga
7-da Marso 2021 Cabdi Xaaji-Cismaan Nuur Budiste oo ka mid ahaa ciyaartooyda kubadda cagta ugu caansanaa bari samaadkii...
Gudoomiyaha jaamacada carabta oo si kulul u canbaareeyay qaraxii Habeen hore.
7-da Marso 2021 Gudoomiyaha baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii argagaxisadu...
Wasiir ka tirsan Xukumada Koonfurta Suudaan, oo xalay loo diiday inuu raaco Diyaaradii Kenya Airways kadib markii laga helay xanuunsanaa COVID 19.
. 7-da Marso 2021 Wasiirka Arrimaha Samafalka iyo Maareynta Masiibooyinka ee dalka Koonfurta Suudaan, Peter Mayen Majongdit ayaa...
Ciidamada Konfurgalbeed oo Qarax Xoogan lagula eegtay degmada Waajid.
7-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in Alshabaab ay halkaas Qarax xoogan kula eegteen...
Dalalka Masar iyo Sudan oo dalbaday dhexdhexaadin si loo soo afjaro khilaafka Webiga Nile
7-da Marso 2021 Dalalka Masar iyo Suudaan ayaa mar kale ku baaqay dhexdhexaadin caalami ah si loo soo...
Dowladda Turkiga oo xero militeri lagu tababaro Ciidamada GorGor ku Wareejisay Wasaaradda gaashaandhigga
7-da Marso 2021 Dowladda Turkiga ayaa xero militeri ku wareejisay dowladda Soomaaliya, gaar ahaan militeriga ay tababareen ee...