Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa in...
Musharax Daahir Geelle “Haddii talada dalka naloo igmado dumarku waxay aad uga soo dhex muuqan doonaan labada lakab dowladeed heer federaal iyo dawlad goboleed”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay muhiimada ay leedahay...
Wasiirka Fowsiyo “Dhakhaatiirta Somaaliyeed shaki uguma jiro in cudurka uu yahay mid cusub
8-da Marso 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka...
Muuse Biixi “Shacbiga Muqdisho waxay u afduuban yihiin farmaajo, waxaan leenahay shacab xoog laguma heesto.
8-da Marso 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay baarlamaanka Somaliland ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow
8-da Marso 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga...
Guurka Dan Jewett oo lagu shaaciyay website-ka hay’adda samafalka ee Giving Pledge.
8-da Marso 2021 MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu taajirsan...
Beesha Caalamka oo wada kulamadii ay iskaga hor keeni lahaayeen dhinacyada isku haya xalka gaarida Doorashada..
8-da Marso 2021 Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Magaalada Muqdisho ka wada dadaalo lagu doonayo in miiska wadahadalada leeskugu...
Wasiirad Fowsiyo iyo Gudoomiye Finish oo ka hadlay xaaladda Cudurka halista ah ee COVID-19 –
8-da Marso 2021 Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahan...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo dhagax dhigay degmada Feer-feer Ceel biyood Riig ah.
8-da Marso 2021 Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Isu duwaha Wasaaradda Tamarta iyo biyaha Gobolka Hiiraan...