Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ciidamada oo Xalay degmada Yaaqshiid ku qab qabtay rag dhacayay taleefanada gacanta

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowlada ay howl-gal ay xalay ka sameeyeen...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Geelle “Soomaaliya iyo Jabuuti cid kala Geyn karta ama kala fogayn kartaa ma jirto”

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Agaasimaha dekedaha Hoybyo oo sheegay in laga dhisayo deked weyn oo maraakiibta iyo doonyuhu ku soo xirtaan.

Mas’uul ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in laba dekedood laga dhisayo degmada Hobyo ee Gobolka Mudug....
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegay in hadda kadib qof kasta oo ka safraya ama soo galaya magaalada Garoowe laga doonayo damiin

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe, ayaa sheegay in hadda kadib qof kasta...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo fagaare ku yaalla Bu’aalle ku dilay shan nin oo ay ku eedeeyeen falal basaasnimo midna ay Gowraceen.

Wararka ka imaanaya Jubbada Dhexe  ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay fagaare ku yaalla magaalada Bu’aalle ee xarunta...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka fuliyay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye Shabaab lagu Dilay.

Wararka ka imaanaya saakay Xuduuda u dhaxaysaa afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in Xalay ilaa shalay galinkii Danbe...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Gabar Faransiiska oo ardayad ah oo qirtay inay been sheegtay oo ay faafisay sheegashooyin been abuur.

Gabar u dhalatay dalka Faransiiska oo ardayad ah ayaa qirtay inay been sheegtay oo ay faafisay sheegashooyin been...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma oo laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan ay mareen.

9-da Marso 2021 Madaxweynaha Suuriya Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma ayaa laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xuska maalinta caalamiga ah ee 8- Marso oo looga dabaal degay meelo badan oo caalamka iyo Soomaaliya kamid ah

8-da Marso 2021 Xuska maalinta caalamiga ah ee sideedda Maarso ayaa maanta looga dabaal degay meelo badan oo...
QOL ContributorMar 8, 2021Mar 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo lagu soo tababaray dalka Turkiga oo dalka ku soo laabtay

.. 8-da Marso 2021 Ciidamada oo ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo...
QOL ContributorMar 8, 2021Mar 8, 2021
Read More
15381539154015411542